Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Cadeeyay in uusan ku farxin guushii William Ruto

Madaxweynaha xilka ka degaya ee dowladda Kenya Uhuru Kenayatta , ayaa sheegay in uusan ku farxin guushii uu doorashada madaxweynaha ka gaaray saaxiibkiis hore ahaana kuxigeenkiisa William Ruto. Uhuru Kenyatta oo hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday Ismaamulka Kajido oo ay ku kulmeen xubnaha usoo baxay xisbiga uu hoggaamiyo Raila Odinga ee Azimio , ayuu … Continue reading Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Cadeeyay in uusan ku farxin guushii William Ruto